ORAAHDEENA
vDhagaha ka xiro dhaliilaha aadanaha,..
vAqootu waxbay dhista mooye waxba ma dumiso..
vUla dhaqan dadka si dagan si ay adna kula
dhaqmaan si dabacsan,..
vUma noolid sidaad u qancin lahayd qayrkaa ee waxaad
u nooshahay sidaad u qancin lahayd rabigaa…
vHadii dadku uga cabsoon lahaayeen naarta, sida
ay uga cabsadaan (faqriga), labadaba waa ay ka bad baadi lahaayeen…
vMakaxdu waa qalabka ugu awooda badan ee aad haysato,
u isticmaal si xikmadaysan.

Comments
Post a Comment